Dadka uu soo ritay Cudurka Corona Virus oo gaartay 601

Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa faahfaahin ka bixisay Xaaladihii ugu dambeeyay ee Cudurka Covid 19.

Wasaaraddu waxaa ay shaacisay 19 xaaladood cusub ee Covid-19,taasi oo tirada guud ka dhigaysaa 601 oo kiis dadka uu soo ritay xanuunka Corona Virus.

30 April 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya

> Laga Helay: 19
> Benadir: 18
> Konfur Galbeed: 1

> Lab: 13
> Dhedig: 6
> Bogsasho: 11
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 601
> Bogsashada Guud: 31
> Dhimashada Guud: 28