Magaalada Dhuusamareeb Caasimadda Galmudug waxaa ka bilaawdey dhageysiga khudbadaha musharaxiinta u tartameysa Guddoonka Baarlamanka Labaad ee maamulka Galmudug.
Arbacadii shalay ayaa la xiray qabashada Araajida musharaxiinta ,waxaama Musharixiinta is diiwaangeliyey ee ku tartami doona xilka guddoonka Baarlamaanka Galmudug oo gaaraya 7 Xubnood,kuwaas oo maanta guda galey jeedinta khudbadahooda musharaxnimo.
TOOS: Hadal jeedinta Musharixiinta Gudoonka Baarlamaanka Galmudug.
TOOS: Hadal jeedinta Musharixiinta Gudoonka Baarlamaanka Galmudug.
Posted by Risaala Media Corporation on Thursday, January 16, 2020



