Halkaan waxaan idin kugu soo gudbineynaa isbedelo Cusub oo dhanka Kubadda Cagta ah oo ka dhacay Horyaalka Ingiriiska,waxana ka mid ah Jose Mourinho oo loo Magacaabey Tababaraha Tottenham.
Hadaba hoos Ka Daawo falanqeynta & Wariyeyaasha Xasan Cabdi iyo Axmed Tifow.



