6 Mudane oo lagu doortay Doorashada ka socota Garowe

Doorashada Aqalka Hoose oo Saaka dib uga bilaabatay Magaalada Garowe ayaa ilaa iyo hadda waxaa la doortay 6 mudane oo  ka mid noqon doona baarlamaaka Cusub ee Soomaaliya ,kuwaa soo kala ah.

Maxamed  C/laahi Faarax oo helay 49-cod ,

Daahir Maxamed Muuse oo helay 36-cod,

Cabdi rashiid Gaboobe oo helay 27-cod

Sharmaake Gaarad Suleymaan  oo helay 50-cod

Sacdiya Samatar oo heshay 49cod,

Saadiq Warfaa oo helay 29cod,

Doorashada ayaa wali socota.