Wararka ka imanaya magaalada Caabud-Waaq ee Waqooyiga Galgaduud ee deegaanada Maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ay dad ugu dhinteen xanuun loo malaynayo in uu yahay Corona Virus.
Dadka dhintay ee lagu arkay calaamadaha u eg kuwa COVID-19 ayaa isku duwaha qeybta caafimaadka ee Degmada Caabud-waaq Cabdinaasir Cali Jaamac oo la hadlay VOA, waxaa uu sheegay in dadka dhintay ay gaarayaan ilaa 38 qof, inkasta oo sababta dhimashada dadkaas aan weli baaritan rasmi ah lagu samaynin.
Halkaan ka dhageyso



