Madaxda Turkiga iyo Ruushka oo ka wadahadlay xaaladda Ukraine

CHABANKA, Ukraine (July 12, 2019) — Service members from exercise Sea Breeze 2019 (SB19) participating nations stand in formation during the SB19 closing ceremony in Chabanka, Ukraine, July 12, 2019. Sea Breeze is a U.S. and Ukraine co-hosted multinational maritime exercise held in the Black Sea and is designed to enhance interoperability of participating nations and strengthen maritime security and peace within the region. (U.S. Navy photo by Mass Communication Specialist 3rd Class T. Logan Keown/Released)

Madaxweynaha Turkey ayaa dhiggiisa Russia kula hadlay Telephone-ka sida lagu sheegay war kasoo baxay Madaxtooyadda Ankara.

Recep Tayyip Erdoğan Iyo Vladimir Putin ayaa ka wada hadlay xaaladda kasoo cusboonaatay Ukraine oo Ruushku ciidankiisu halkaas uu isugu geeyey intooda badan.

Labada Madaxweyne ayaa isla gartay in Nabadda la qaato, oo aan la hurin Colaad Yurub oo dhan ay ku gubato.