DEG DEG: Qarax ka dhacay Beledweyne

Qarax ayaa goor dhow ka dhacay  Magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.

Sida ay xaqiijiyeen dadka dadka degaanka Qaraxa ayaa ka dhacay meel u dhow xarunta gobolka Hiiraan iyo agagaarka Buundada Liiqliiqato.

Wali si rasmi ah looma xaqiijin karo nooca Qaraxa iyo Khasaaraha.

Kala soco Risaala.net