Dalladda Warbaahinta Soomaaliyeed ee SOMA ayaa maanta magaalada Beledweyne Tababar ku saabsan badqabka wariyaha iyo Arrimaha Doorashooyinka uga furtay 25 Suxufi oo ka kala yimid degmooyinka Hirshabeelle.
Tababarka ayaa socon donna muddo saddex maalin ah ayaa waxaa warbixintaan nooga soo dirtay Wariyaha Risaala ee Beledweyne Shukri Baryare Maxamuud.



