Puntland oo deegaannadeeda ka mamnuucday diyaaradaha loo yaqaan ‘Drone) ee dhulka laga hago kuwaas oo ay Warbaahintu u adeegsato Muuqaalada & Sawirqaadista.
Warxaafadeed kasoo baxay Wasaaradda Amniga ayaa lagu sheegay in cidii lagu arko tilaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono.




