Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa saraakiisha ciidanka ugu baaqay inaysan qaadan go’aannada Farmaajo

Golaha Midowga Musharraxiinta ayaa soo saaray warsaxaafadeed ku aaddan go’aannadi uu caawa soo saaray madaxweynaha mudda xileedkiisu dhmaaday.