Dhimashada dabkii ka kacay Algeria oo korortay

Smoke rises from a forest fire in the mountainous Tizi Ouzou province, east of the Algerian capital, Algiers, August 10, 2021. REUTERS/Abdelaziz Boumzar

Ugu yaraan 42 qof oo 25 ka mid ah ay yihiin ciidan ayaa geeriyooday, kaddib markii dalka Algeria uu ka kacay dab baaxadwayn leh.

Madaxweynaha dalkaAljeria Abdelmadjid Tebboune ayaa sheegay in boqolaal dad ah laga soo badbaadiyay dabkaas.

Dabka ayaa ku faafay goobo horleh, waxaana dadaal farabadan bixiyayay Ciidamada dam-demiska dalka Aljeria.