Dagaal u dhexeeya Ciidamada Guutada 15-aad iyo Booliiska iyo Alshabaab ayaa hada socda Deegaanka Ilix oo dhanka Koofur 20Km ka xiga Ceel-dheere.
Dagaal ayaa bilowday ka dib markii Ciidamada Dowladda Halkaas Howlgal u aadeen Galabta.
Wali lama oga Qasaaraha Dagaalka laakiin Dadka Deegaanka ayaa inoo sheegay i Dhawaqa Rasaasta Maqlayaan.
Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.ner



