Manuel Locatelli  oo ku biiraya Kooxda Juventus.

Xiddiga kooxda Sassuolo ayaa soo jiitay indhaha kooxaha ugu sareeya horyaalada Yurub ka dib qaab ciyaareedkiisii xulkiisa taliyaaniga ee Euro 2020.
Locatelli ayaa ka mid ahaa xidigihii ku guuleysatay koobka qaramada yurub oo ay dhawaan ku guulaysteen xulkiisa Balse saxiixiisa waxaa doonayaa Arsenal iyo Tottenham, laakiin kooxda Juventus ayaa ugu cadcad helitaanka Manuel Locatelli.
Manuel Locatelli ayaa yiri Xiisaha ka imanaya Juventus waa mid lagu farxo, waa koox weyn, waana waana jeclahay in aan kubiiro.