Tirada uu ku dhacay Covid 19 ee Soomaaliya oo gaartay 15,068 oo qof

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo saartay kiisaskii ugu dambeeyay ee laga helay Soomaaliya ee cudurka Karoonaha, waxaana wasaaradda ay sheegtay in sare u kac uu jiro maadaama dalka laga helay 24 qof saacaddihii lasoo dhaafay.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 877

o Laga Helay: 8

o Puntland: 6

o Somaliland: 2

o Lab: 3

o Dhedig: 5

o Bogsashada: 3

o Dhimasho:2 (Puntland:1, Somaliland:1)

Tirada Guud ee Laga Helay: 15,068

Bogsashada Guud: 7,266

Dhimashada Guud: 781