Kooxo hubeysan ayaa Caawa dilay Cabdiraxman Kamaal Sheekh oo caawa ka tirsanaa golaha deegaanka degmada warshiikh.
Kooxihii dilka geystay ayaa Goobta ka baxsaday..
Guddoomiyaha Golaha degaanka degmada Warsheekh Darafeey ayaa ka tacsiyadeeyay.
Waxaa uu sidoo kale sheegay in lagu daba jiro kooxihii dilay Xildhibaankaan oo ka mid aha golaha degaanka.



