Tirada dadka u dhintay Karoonaha ee Soomaaliya oo gaartay 656

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa saartay kiisaskii ugu dambeeyay cudurka Karoonaha ee laga helay gudaha Soomaaliya.

Tirada 48 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1,855

o Laga Helay: 271

o Somaliland: 105

o Puntland: 88

o Galmudug: 35

o Hirshabelle: 20

o Koonfurgalbeed: 12

o Banadir: 8

o Jubbaland: 3

o Lab: 169

o Dhedig: 102

o Dhimasho: 32 (Somliland:10, Galmudug:10, Banadir:6, Puntland:4, Jubbaland:2)

o Bogsashada: 76

Tirada Guud ee Laga Helay: 12,837

Bogsashada Guud: 5,346

Dhimashada Guud: 656