Kiisaska cudurka Karoonaha ee Soomaaliya oo sii kordhay

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahisay kiisaskii ugu dambeeyay ee cudurka Karoonaha.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1010

o Laga Helay: 106

o Somaliland: 41

o Puntland: 37

o Banadir: 9

o Hirshabelle: 7

o Jubbaland: 6

o Galmudug: 6

o Lab: 58

o Dhedig: 48

o Dhimasho: 8 (Somliland:6, Banadir:1, Puntland:1)

o Bogsashada: 24

Tirada Guud ee Laga Helay: 11,398

Bogsashada Guud: 4,819

Dhimashada Guud: 529