Kiisaska Cudurka Karoonaha ee Soomaaliya oo sii kordhay

Wasaaradda Caadimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay Kiisaskii ugu dambeeyay ee Cudurka Karoonana, waxaana muuqata in ay sii kordhayaan.

Tirada 24 saac ee ugu dambaysay laga baaray COVID-19 guud ahaan wadanka: 1220

o Laga Helay: 139
o Puntland: 56 (Natiijada baaritaanada laba maalin)
o Somaliland: 38
o Hirshabelle: 26
o Jubbaland: 11
o Banadir: 5
o Galmudug: 3

o Lab: 83
o Dhedig: 56

o Dhimasho: 8 (Banadir:2, Somliland: 4, Puntland:2)
o Bogsashada: 41

Tirada Guud ee Laga Helay: 10,977
Bogsashada Guud: 4,719
Dhimashada Guud: 496