Madaxweynaha Muddo Xileedkiisa uu dhammaday ee Farmaajo ayaa shir iskugu yeeray Madaxda Dowladdaha xubnaha ka ah DF iyo Gobolka Banaadir.
Wuxuu shir iclaamiyay Lix jeer labo bilood gudahood, waxaa diiday in ay aqbalaan maamulada Puntland iyo Jubbaland.
- January 30, 2021
- February 9, 2021
- February 17, 2021
- February 22, 2021
- March 01. 2021
- March 20, 2021



