Dowladda federaalka Soomaaliya iyo Midowga Yurub ayaa kala saxiixday heshiis ku saabsan dhismaha wadooyin muhiim ah Dalka oo kala ah.
1- Waddada isku xidha Beled Weyne – Galkayo oo dhan 327 km.
2- Waddada isku xidha Galkayo – Garowe oo dhan 240 km
3- Waddada isku xidha Galkayo – Hobyo oo dhan 241 km.
4- Wadada isku xidha Luuq, Ganane – Dolow oo dhan 80 km.





