Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Wasaaradda Caafimaadka ayaa sheegtay in maanta guud ahaan Cudurka laga helay 100 ruux oo ku sugan Muqdisho,Puntland, Koonfur Galbeed, Jubbaland iyo Hirshabeelle, islamarkaana ay sare u sii kacayaan kiisaska cudurka Karoonaha.