Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle oo lagu dhawaaqay

Gudoomiyaha Cusub Ee Barlamaanka Hirshabelle ayaa magacaabay Gudiga Doorashada ee madaxweynaha iyo Madaxweyne kuxigeenka Hirshabelle.

Guddigaan ayaa ka kooban 9 xubnood waxaana gudoomiye u ah haweenay lagu Magacaabo Caasho Khaliif Maxamed.

No photo description available.