Urrurada SOMA iyo SJS ayaa kasoo horjeestay Xeerka Saxaafadda ee uu saxiixay Madaxweyne farmaajo, iyaga oo sheegay in ay ku jiraan qodobo lidi ku ah Warbaahinta iyo Wariyeyaasha.
Hadaba Dooda kulanka Todobaadka ee SNTV oo looga dooday Xeerka Saxaafadda ayaa waxaa dood culus kusoo bandhigay Urrurada SOMA & SJS oo ay kala hoggaamiyaan Maxamed Cabduwahaab iyo Cabdalla Axmed Muumin.
Halkan ka daawo Barnaamijka dooda ee todobaadkaan



