Dowladda Mareykanka oo Qaswadayaal ku tilmaamtay Madaxda ka maqan Shirka Dhuusamareeb

War kasoo baxay Safaarada Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu cambaareeyay madaxda ka maqan shirka Dhuusa-Mareeb.

Dowladda Mareykanka ayaa ku tilmaamay Qaswadayaal.

Madaxda  maqan waxaa lagu eedeeyey in ay diidan yihiin qeyb ka noqoshada DImuquraadiyadda, ayna danahooda gaarka ah ka hormariyeen Dimuquradiyada naf-hurka ah.

Mareykanka ayaa sheegtay in ay dadaal galisay sidii meelmar looga dhigi lahaa in dhammaan dhinacyadu qeyb ka noqdaan wada hadalka Dhuusa-Mareeb3, balse ay suuragali weyday.

“Dhinacyada oo dhan waxaa laga rabaa inay hore usocdaan gaadhaana hab-Waqtiyeysan oo la isla ogolyahay,Qaswadsayaasha diidan ka qeyb galka shirka waxay u baas baxayaan dimoqraadiyada damacooda gooniga dhinacyada shirka waxaa loo baahan yahay inau horay u socraan si loo helo hannaan waqtigiisa la isku waafaqo”