Muxuu ku saabsan yahay kulanka Golaha Shacabka ee berri?

Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa maalinta berito ah kulan  ku yeelan doonna xarruuntooda KMG ah ee Villa Hargeysa.

Agendaha kulanka ayaa ah:


1. Warbixin Madaxweynaha JFS u jeedinayo Xubnaha Golaha Shacabka.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu waddaa in xildhibaanada Golaha Shacabka uu ka codsado in loo kordhiyo Mudada uu kusoo Magacabaayo Ra’iisul Wasaaraha dalka.