Madaxweyne Waare oo Shir dhinaca Internetka kula yeeshay Safiiro

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Shir dhinaca  Khadka internet la yeeshay Safiirada Somaliya u jooga US, UK, EU, iyo UN.

Shirk ayaa  looga hadlay Xaaladaha Wadanka gaar ahaan hanaanka geedi socodka Doorashooyinka Dalka iyo sidii loo siiwadi lahaa natiijooyinka shirarkii Magaalada Dhuusamareeb.

Madaxweynaha Hir-Shabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa safiiradii uu la kulmay waxaa uu uga mahad celiyay taageerada ay mar walba sidaan iyo wadashaqeynta ay la leeyihiin Dowlad Goboleedyada.