Mas’uuliyiin ka tirsan maamulada Galmudug iyo Puntland ayaa Risaala u xaqiijiyay in inta badan aysan hirgalin Ballanqaadyaddii Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu sameeyay Markii uu booqasho ku tagay degaanada Galmudug labo sano iyo bar kahor.
Madaxweyne Farmaajo oo aan fulin ballanqaadyadii 2018-ka ee degaanada Galmudug ayaa maanta tagaya Dhuusamareeb.
Posted by Risaala Media Corporation on Saturday, 18 July 2020



