Dalalkan ayaa waxaa ka mid ah Masar, Imaaraadka Carabta, Jordan, Morocco Tunisia, Sacuudiga Carabia, Cuman iyo kuwa kale.
Waxay ka digeen in Israel ay sii waddo inay dhisato dhulka Falastiin, taasi oo jebineysa qaraarada caalamiga ah, waxaana ay sheegeen inay doonayaan in Israel ay ka baxdo dhammaan dhulalka Carabta ee dagaallada ay ku qabsatay.