AKHRISO: Wararkii ugu dambeeyay ee Cudurka Corona virus

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

05 July 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 36
> Benadir: 12
> Puntland: 11
> Somaliland: 10
> Jubbaland: 3

> Lab: 31
> Dhedig: 5
> Bogsasho: 41
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,997
> Bogsashada Guud: 114
> Dhimashada Guud: 92