Tirada dadka ka bogsaday Cudurka Corona Virus oo gaartay 932

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

30 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 20
> Somaliland: 18
> Benadir: 1
> Jubbaland: 1

> Lab: 18
> Dhedig: 2
> Bogsasho: 22
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,924
> Bogsashada Guud: 932
> Dhimashada Guud: 90