DAAWO: Dr Xasan Sheekh Cali ” Dadka reer Muqdisho waqtigaan Tabar uma hayaan tiyaatarka qaranka”

Dr Xasan Sheekh Cali Nuur oo ka mid ah Aqoonyadda dalka ayaa ka hadlay dhismaha Tiyaatarka Qaranka iyo Garoonka Muqdisho xilli uu sheegay in adeegyadii bulshadda ee muhiimka ahaa aysan dalka ka jirin.

Hoos ka daawo Muuqaalka Wareysi uu siiyay Risaala TV

risaala tv

Dr Xasan Sheekh Cali Nuur ” Dadka reer Muqdisho waqtigaan Tabar uma hayaan tiyaatarka qaranka"

Posted by Risaala TV on Tuesday, 30 June 2020