Dadka u dhintay cudurka Corona virus ee Soomaaliya oo gaartay 88

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

18 June 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 23
> Somaliland: 19
> Benadir: 4

> Lab: 23
> Dhedig: 0
> Bogsasho: 39
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 2,719
> Bogsashada Guud: 724
> Dhimashada Guud: 88