Guddoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa soo dhoweeyay Guddiga uu magacaabay Guddoomiyaha Aqalla sare, kaasoo ka shaqeynaya isu keenida Madaxda dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada iyo qabsoomida shir wadatashi looga arrinsanayo doorashooyinka.
Radio Risaala broadcast online 24 hours a day, seven days a week. Radio Risaala brings you the friendly voices of the community. As a community station, We also have religious programs, sport, local news and interviews etc.



