Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:
Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya. 03/06/2020
Laga Helay: 57
Benadir: 34
Somaliland: 18
Jubbaland: 5
Lab: 30
Dhedig: 27
Bogsasho: 26
Dhimasho: 0
Tirada Guud Laga Helay: 2,146
Bogsashada Guud: 406
Dhimashada Guud: 79



