Dadka uu soo ritay Cudurka Covid 19 ee Soomaaliya oo gaartay 1,731

Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.

Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:

Helay: 13
> Somaliland: 8
> Benadir: 5

> Lab: 10
> Dhedig: 3
> Bogsasho: 12
> Dhimasho: 0
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,731
> Bogsashada Guud: 265
> Dhimashada Guud: 67