Wasaaradda Caafimaadka dowlada Soomaaliya ayaa faahfaahisay Wararkii ugu dambeeyay Cudurka COVID 19 ee Soomaaliya.
Warbixinta kasoo baxday Wasaaradda Caafimaadka ayaa siddaan u qorneyd:
26 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.
> Laga Helay: 22
> Somaliland: 14
> Benadir: 5
> Jubbaland: 1
> Koonfur Galbeed: 1
> Hirshabelle: 1
> Lab: 11
> Dhedig: 11
> Bogsasho: 18
> Dhimasho: 1
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,711
> Bogsashada Guud: 253
> Dhimashada Guud: 67



