SAWIRO:-Maxaabiistii uu cafiska u fidiyay Madaxweyne Waare oo la siidaayay

Madaxweynaha Dowlad Goboleedla Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Maalin ka hor waxaa uu munaasabadda Ciidul Fidriga aawgeed cafis u Fidiyay Maxaabiis kala duwan oo ku jiray Xabsiyada deegaanada maamulkaasi.

Maxaabiistaas oo ahaa kuwo u xiran dabiyada fudud tiro ahaana gaaraya ilaa 10 maxbuus ayaa Maanta oo Isniin ah laga siidaayay Xabsiga Magaalada Beledweyne,waxaana Magacyadooda ay kala yihiin.

1: Yaxye Cabduqaadir Faarax

2: Caasho Cadaawe Iiroon

3: Maxamed Axmadeey Iimaan

4: Yaasiin Yoonis Suufow

5: Yuusuf Maxamed Yuusuf

6: Cabdi Shakuur Maxamed Xuseen
7: Xasan Maxamed Axmed

8: Cumar Xuseen Cabdullaahi

9: Maxamed Shiil Maxamed

10: Cismaan Maxamed Maxamuud.