Hindiya oo ku dhawaad 30 Bilyan oo dollar kula dagaallameysa Corona Virus

Raiisel wasaaraha Hindiya Narendra Modi ayaa ku dhawaaqay maanta lacag dhan $ 270 bilyan oo doollar si kor loogu qaado la dagaalanka coronavirus iyo xirida muddo toddobaad ah.

Waxaa uu sheegay in dhaqaallahaan lagula tacaali doono xaaladda dalka inta uu taagan Cudurka Corona Virus.

“Xirmadan dhaqaale waxa loogu talagalay dhaqdhaqaaqa is-aaminka ee Hindiya. Waa guriyaha, warshadaha yaryar iyo kuwa dhexdhexaadka ah,” ayuu yiri Modi.

Xirmadan  oo qiimaheeda lagu qiyaasay 10 boqolkiiba GDP -da Hindiya – ayaa timid iyadoo waddanka loo asteeyey maalintiisii ​​50aad ee xiridda iyadoo tirada kiisaska fayrasku ay kor u dhaaftay 70,000 oo ay ku dhinteen 2,200 oo qof.