Tiradda dadka uu ku dhacay Coronavirus Soomaaliya oo gaartay 160 qof

Wasaaradda Caafimaadka dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay kiisaska cusub ee maanta laga helay magaalada Muqdisho.

Kiisaska maanta la baaray 19. 04. 2020
Laga helay 29 qof
Lab 21 qof
Dhedig 8 qof
Bogsasho 1 qof

Tirada guud ee ilaa hada la xaqiijiyey: 164.

Tirada dhimashada ilaa hadda waxay maraysaa 7.

Wasaaradda Caafimadka ayaa shacabka Soomaaliyeed ugu baaqday in ay qaatan talooyinka Caafimaadka ee kasoo baxaya Wasaarada.