Puntland oo diyaarinaysa Haamaha keydiya Oxygen-ta si lagula tacaalo COVID-19

Xukuumadda Puntland ayaa shaacisay in ay bilowday qorshe lagu diyaarinayo Haamaha keydiya Oxygen-ta si loo helo Oxygen ku filan Puntland oo dhan oo lagula tacaalo xanuunka COVID-19.