Wasiir ku xigeenka Caafimaadka dowladda Soomaaliya Maxamed Saciid Cabdullaahi ayaa Risaala u sheegay in kiisas cusub oo Coronavirus ah laga helay Soomaaliya.
Waxaa uu xaqiijiyay in 4 qof oo kale in laga helay xanuunka.
Wasiir ku xigeenka Caafimaadka ayaa ugu baaqay bulshadda Soomaaliyeed inay raacaan talooyinka Caafimaadka.
Tirada guud ee dadka uu sameeyay Corona Virus Soomaaliya ayaa gaartay guud ahaan 25 Ruux 2 ruux ayaa dhintay waxaa ka bogsaday hal ruux.



