Horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League, waxa uu ku jiraa hakad uu sababay caabuqa Coronavirus, hase yeeshee waxa aan istaagin qiimaynta iyo xogaha lasoo bandhigayo ee dib loogu eegayo waxqabadka kooxaha, ciyaartoyda iyo tababareyaasha ee kulamadii hore u dhacay.
Qiimayntan oo kaliya lagu salleeyey taatikada dagaalka iyo xafiiltanka ku dhisan ee macallimiintu ay usoo dejiyaan ciyaartoygooda, kooxaha kalena kala hor tagaan iyo waliba sida ay farsamadooda uga shaqayso gudaha garoonka, ayaa waxa ugu horreeya Nigel Pearson oo ah tababaraha hadda ee kooxda Watford.
Halkan ka akhriso qiimaynta oo dhamaystiran:
20. Eddie Howe
19. Roy Hodgson
18. Pep Guardiola
17. Graham Potter
16. Brendan Rodgers
15. Mikel Arteta
14. David Moyes
13. Jurgen Klopp
12. Daniel Farke
11. Frank Lampard
10. Dean Smith
9. Ole Gunnar Solskjaer
8. Nuno Esperito Santo
7. Carlo Ancelotti
6. Steve Bruce
5. Ralph Hasenhuttl
4. Chris Wilder
3. Jose Mourinho
2. Sean Dyche
1.Nigel Pearson



