Maalmihii la soo dhaafay waxaa jiray hadal-heyn ku saabsan in Madaxweynaha Somaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu tagayo Magaalada Hargeysa ee deegaannada Soomaaliya.
Dad badan ayaa soo dhaweeyey in uu tago Hargeyso halka kuwo kale ay kasoo horjeeteen,kuwaas oo sheegay in xilligaan aysan habeneyn,iyada oo uu hoggaaminayo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya in uu tago Hargeyso.
Hadaba Hoos Ka Dhageyso sida Shacabka Muqdisho u arkaan in Farmaajo tago Hargeyso.



