Xildh. Sanbaloolshe: “madaxtooyada iyo xukuumaddu waxay la wareegeen guddoonki golaha shacabk”

Xildhibaan Sambaloolshe oo si cad uga soo horjeestay qorshaha xukuumadda iyo madaxtooyada ay ku kula wareegeen guddoonka golaha shacabka.