Rag weeraray goob suuq ah oo toogasho lagu dilay

Saraakiisha amniga ee dalka Pakistan ayaa sheegay inay dileen afar nin oo weerar ka gaysatay suuqa weyn ee sarifka eek u yaala Karachi.

Wararka ayaa sidoo kale sheegaya in laba qof oo kale halkaas lagu dilay.

Masuuliyadda weerarka ayaa waxa sheegtay Ciidamada xornima-doonka ee Balochistan.

Dablayda weerarka gaysatay ayaa bam gacameed ku tuuray albaabka weyn ee dhismaha suuqa.