Kabtanka Manchester City Vincent Kompany oo goormada kusoo laabtay

Vincent Kompany ayaa garoomada ugu dambeyn kusoo laaban doono kulan Newcastle ay wajaheyso kooxdiisa habeen dambe.

xiddiga England Raheem Sterling ayaa ku soo laabtay xulka Manuel Pellegrini ka dib markii uu dhawac ku maqnaa isbuucyadii lasoo dhaafay.

Kompany ayaan ciyaarin tan iyo markii uu soo gaaray dhaawac kubka ah kulankii Champions League ee ka dhanka ahaa kooxda Dynamo Kiev March 15.