Hay’adda NISA oo soo bandhigtay xubno ka tirsan Alshabaab oo isa soo dhiibay

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdonka Qaranka NISA ee ka howlgala deegaanada Koonfur galbeed ayaa maanta soo bandhigay rag badan oo ka tirsanaa Alshabaab , kuwaas oo isku soo dhiibay dowladda.

Xarunta Taliska Ciidanka  Nabad Sugidda ee magaalada Baydhaba ayaa lagu soo bandhigay raggan  oo gaaraya 10 xubnood, waxayna Alshabaab  u qaabilsanaayeen Jabhadeynta  iyo weerarada gaadmada ahsida ay sheegeen laamaha Amniga ee Koofur galbeed.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa Magaalada Baydhabo iyo degaanada kale ee hoostaga ka jiray Hawlgallo ka dhan ag Alshabaab