Qof isku soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa isku qarxiyay xerada Nac-nac oo ay ku tababartaan ciidamo ka tirsan dowladda Soomaaliya sida ay Risaala u xaqiijiyeen goobjoogayaal.
Qaraxa ayaa la sheegay in uu dhacay xilli ciidanka aysan ku jirin tababar.
Wararka qaar ayaa sheegaya in qaraxa uu ka dhacay gudaha xerada.
Wixii kusoo kordha kala soco Risaala.net



