DEG DEG: Madaxweynaha Galmudug oo iscasilay

Madaxweynaha Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa ku dhawaaqay in uu iska casilay Madaxweynaha Galmudug, sababo la xariira Caafimaadkiisa.

Ilo ku dhow Madaxtooyada Galmdudug ayaa Risaala u xaqiijiyay iscasilaadiisa.

Goor dhow Filo Faahfaahin