Doorashada Madaxweynaha Galmudug Wareega labaad waxaa u gudbay Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo helay 57 iyo Axmed Shariif oo helay 24 cod .
Sidoo kale waxaa haray Cabdiqaadir Maxamed Shirwac oo helay 7 qof.
Xildhibaanada Codeeyay ayaa dhamaa 87 Xildhibaan.
Codeynta Wareegga labaad ayaa hadda socota ,waxaana loo kala codeynaya Musharaxiinta kala ah Xaaf iyo Axmed Shariif.


